Labo ka mid ah dayuuradaha dagaalka Maraykanka oo isku dhacay iyagoo duulaya

Dadaallo lagu baadi goobayo ayaa socda ka dib markii saaka labo dayuuradood oo militariga Maraykanku uu leeyahay ay iyagoo duulaya isku dhaceen, kuna burbureen Badweynta Pacifigga. Shilka ayaa ka dhacay meel ka baxsan xeebta dalka Japan, sida ciidanka marineska ee Maraykanka laga soo xigtay. Ugu yaraan hal askari oo marines-ka ka tirsan ayaa waxa soo … Continue reading Labo ka mid ah dayuuradaha dagaalka Maraykanka oo isku dhacay iyagoo duulaya